Xarunta kaalmada kirada ee kiraystayaasha + Miilkiilayaasha 

Ma u bahantahay caawinta kirada?

Ma jiro cid degan Ismaamulka Franklin oo waayini doonaa guryahood ama dakhliga kirada Ismaamulka Franklin COVID-19 dartiisa. Kiraystayaasha Central Ohio iyo milkiilayaasha ayaa heli karaa caawinta ilaa 18 bilood.

 

YAA WAAYE Rentful?

waxay bixisa maclumaad helitaanka fudud, lagu kalsoonaan karo, ee sahlan, oo ku jira barnaamiyada Central Ohio kuwas oo kaa caawinaya inaad si badqab ah ku joogto gurigaaga.

Waxaan ka saarnaa quraafaadka caadiga ah, waxaynu siinaa Ismaamulka Franklin macluumaadka habaysan ee ka saaarida guriga, waxaana uu calaamaynaa meelaha aad tagi karto si aad u hesho caawin dheeraad ah. 

LOOGU TALAGALAY KIRAYSTAYAASHA

Qiyaastii saddex-meelood meel kiraystayasha Ohio ayaa dhibaato ku qaba bixinta KIRADOODA.

Waxaa jira agabyo cusub oo ka caawinaya dadka in ay bixiyaan kirada kana joojinaya in laga saaro guryaha. Ha u oggolaan in masiibadu ay qatar galiso xasiloonida gurigaaga.

 

LOOGU TALAGALAY MILKIILAYAASHA GURYAHA

mulkiilayaasha yaryar iyo kuwa dhexe waxay arkeen dakhliga kirada oo hoos u dhacay in ka badan BOQOLKIIBA 50.

Kaalmada kirda waxay ka caawinaysa milkiilayaasha guriga inay buuxiyaan kharashaadoodka iyo ilaalin dakhliga loo baahan yahay si ay u joogteeyaan badqabka kirada guryahooda.

Rentful waxay si wada jir ah ula shaqeeysaa maalgeliyaasha iyo bixiyeyaasha aan faa'iido doonka ahayn ee ismaamulka Franklin oo dhan si ay u wargeliyaan sida barnaamijyada kaalmada kirada ay u caawinayaan.

Qeybta hoose ee xogta waxay sharaxaysa barnaamiyada kaalmada kirada ee ugu degdega badan ee ka shaqeeynaya Ismaamulka Franklin. Waa hadda ilaa Luuliyo 5, 2022, waxaana loo cusboonaysiin doonaa si joogto ah, warbixinadii hore ayaa ayaa laga yabaa in dib loo saxo maadaama warbixin dheeraad ah la soo sheegay

 

47,747 Qoysaska MAXALIGA ah ee la Caawiyay
$114,486,132 Kaalmada Kirada ee Lagu Bixiyay Ismaamulka Franklin
$2,397 Celceliska Kaalmada Doolarka/Reerka

Hel caawinta ISMAAMULKA RANKLIN

Kuwaani waa qaar ka mid ah kooxaha oo ka caawinaya kiraystayaasha Ismaamulka Franklin iyo mulkiilayaasha inay iska ilaaliyaan ka saarida guriga.  Ka eeg dhammaan ururada boggeenaa Ilaha.

 

Change Your Language

To accommodate all Central Ohio residents, Rentful614 supports Google Translate for language accessibility.

Many nonprofit organizations listed on Rentful614 also offer assistance in multiple languages or have access to real-time translation services.

Other organizations, like US Together and Community Refugee & Immigration Services, may provide additional support for New Americans and non-English speakers.