Faafi ereyga 

Rubuc ka mid kireystayaasha Ohio ma yaqaanaan sida ay u bixin doonaan kirada bisha soo socota. Qof kasta oo naga mid ah wuxuu leeyahay saaxiib, xubin qoys, ama shaqo wadaag kaas oo ku la daalaa dhacaya bixinta lacagta gurigooda. Nasiib darro, qaar badan ayaa dagaalkan wajahayo keligood, iyagoo aad uga xishoonaya in laga hadlo wax ku saabsan. Waad caawinta kartaa. Wadaagista macluumaadkan waxay badbaadin kartaa qof guriiisa, xitaana waxaalaga yaabee noloshooda.

 

Shaqooyinka kirada ah

Gurigu waa ka badan yahay leben iyo ulo, gurigu waa meeshaada nabdoon. Daawo sheekada sida wada-hawlgalayaasha Bartamaha Ohio ay isugu yimaadeen si ay u caawiyaan hal ayeeyo deegaanka ah si ay u badbaadiso gurigeeda.

Sida loola hadlo qof kaas oo daala dhacaya

Waxay noqon kartaa dhibaato ama ku adkaan kartaa inuu ka hadlo wax ku saabsan arrimaha dhaqaalah ee qoyska iyo asaxaabta. Laakiin cilmi baaris ayaa sheegasay kala bar oo kaliya kiresytayaasha inay caawin raadsadaan. Wadaagista waxaad taqaan waxay badbaadin kartaa qof gurigiisa. Waa kuwan qaar ka mid ah talooyinka ka dhigi kara wada hadalkan inay noqdaan kuwo walac yar leh. 

 

Kula wadaag ilahaboggaaga Facebook ama macluumadka baraha bulshada kale

Sameeynta macluumaad la aamini karo, sida sawirada ku jira boggan Rentful, waxaa si siman u heli karaa qof alba si loo hubiyo in qof inuu dareemin in loogu yeero "ceebo' yaxyax.

Xusuusnow qof walbo ma arki karo Rentiful

Haddii aad leedahay ganacsi ama aad ka shaqeyso hay'ad samafal ah, tixgeli inaad daabacdo sawirada kore oo ugu dhaji tabeelayaasha wararka dadka aan heysanin internet-kakuwa aan haysan aalada qadka. Ururo badan oo samafal ah ayaa ku aqbala codsiyada telefoonka, ballaha shaqsi ahaanta ah, waxaad la wadaagi karta ciwaanada macluumaadka dadka waayeelada ah iyo kuwa kale ee laga yaabo inay ku adag tahay isticmaalka kumbuyuterka.

Dadka ha ogaadaan inaysan keligood aheyn

Xaqiiqdu waxay tahay in dad badan ay hadda la daala dhacayaan. Xaqiiqdii, rubuc dhammaan kiraystayaasha Ohio ma yaqaanaan sida ay u dabooli doonaan kirada bisha soo socota. Qarintaan ma naga caawin doonto inaan soo kabano.

Xusuusi dadka in dhibaatadani inaysankhalad ku lahayn

Faafida ayaa caqabad dhaqaale ku ahayd qoysaska Mareykanka badankooda, waana sababta agabkan loo abuuray. Sida masiibooyinka kale ee qaranka, dadku waxay xaq u leeyihiin inay raadsadaan ilaha ay u baahan yihiin inay kasoo kabtaan.

Ku boorri milkiilayaasha inay uu sii firfircoonaadan ganacsigooda

Milkiilayaasha qaarkooda ayaa ka walacsan inay ganacisyada kale ay ku dhacdo inaan ka badan gargaarka muusiibada iyaga ku dhacday. Taasi uma baahna inay run noqoto. Milkiilayaasha guryaha waxay codsan karaan kaalmo kirada si ay u hubiyaan inaysan lumin dakhliga loo baahan yahay si ay u sii joogteeyaanganacsigooda.

Ku dhiiri geli asxaabta inay isku dayaan mar kale

Dakda qaarkiis ayaa codsaday caawinta kirada markii kow ku dhafay korona fayras waana loo diiday sababtoo ma jirin barnaamijyada kaalmada waqtigaas dhibaatooyinka gaar ah ee keenay cudurka safmarka ah. Barnaamijyo cusub ayaa hadda jira kuwaas oo aad u dabacsan oo loo habeeyey dhibkan. Haddii qof horey loogu diiday caawinta, waa inay tixgeliyaan inay dib u soo codsadaan.